Intee la egtahay Rajada laga qabo in Dowlada Somalia laga cafiyo Deymaha lagu leeyahay ?

“Waxaa Sharaf ii ah inaan si guul ah u soo Gabagabayno Barnaamijka SMP ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo nagu toosinaya jidkii deymaha na looga cafin lahaa.Waan sii xoojinaynaa dadaalkeena si aan dalka iyo dadka u horumarino” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Beyle oo sheegay in ay rajo aad u wanaagsan ka qabaan in si … Continue reading Intee la egtahay Rajada laga qabo in Dowlada Somalia laga cafiyo Deymaha lagu leeyahay ?